Hargeysa (SL.Post) Wasiirka wasaarada arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo ku sugan gobolka Sanaag, ayaa ka qayb-galay madal maanta lagu dhaarinayay madaxdhaqameedka iyo waxgarad ka soo jeeda laba beelood oo dhawaan ku dagalaamay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag.

Halkan ka daawo.
Somalilandpost.Hhargeysa

