Somaliland Oo Markii U Horaysay Laga Hir-gelinayo Xarun Lagu Hubinayo Tayada Biyaha

    0

    Hargeysa  (SL.Post)Waxa maanta magaalada Hargeysa laga dhagax dhigay xarun cusub oo lagu baadhayo Caafimaadka biyaha ay cabto bulshad.

     

     

    Grabbed Frame 7

     

     

     

     

     

     

     

     

    Dhagax-dhigan xaruntan lagu hubinayo tayada biyaha, ayaa waxa goob-joog ka ahaa xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Dr. Aadan Ismaaciil.

     

     

     

    Halkan ka daawo.

     

     

    Somalilandpots. Hargeysa