Hargeysa (SLpost) – Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ah suldaanka guud ee beesha Habar-yoonis ayaa waraysi gaar ah oo uu maanta siiyay shabakadda Ramaasnews waxa uu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin xaaladihii u danbeeyey ee deegaanadii degmada gaashaamo ee dhawaan xasuuqu ka dhacay, aragtidiisa salaadiin iyo cuqaal dhawaan u tagay Ina iley iyo shirwayne ay dhawaan qabsanayaan beelaha Garxajis.
HALKAN KA DHEGAYSO

