Maxaad ka Ogtahay Qorshaha Madaxwaynaha Somlia ka Leeyahay Lomaliland

    0

    madaxweynaha-somalia1ss goverment
    Laga soo  bilaabo markii ay biloWdeen wada hadaladii u dhexeeyay
    somaliland iyo somalia,dawlada somaliya waxay ku kacaysaY go,aamo sii kala fogaynaya
    isfahan dhexmara labada dowladood.

    Waxa jiray tiroba dhowr heshiis oo dhexmaray somaliland iyo somalia intii ay socdeen
    wadahadaladii istanbul lkn majirto natiijo kasoo baxday waxayna noqdeen halbacaad lugu lisay.

    Iyadoo laga dawrinayanayay talaabooyinkii hore ee ay qaadaysay dawlada xasan sheekh waxa
    maantana ay magacowday laba xubnood oo somaliland u metelaya soo xulida aqalka sare
    ee dowladiisa.

    Somaliland ayaan wali ka hadlin lkn su asha ayaa waxa ay tahay dhaawac intee le eg ayay
    gaadhsiinkaraa sii socoshada wadahalada mase dhici kartaa in xidhiidh sani dhexmaro labada dhinac
    marka la eego talaaboonka aan fiirada badan lahayn ee mr.xasan
    sheekh maxamuud.

    Isku soo wada duuboo waxa muuqata in dowlada somaliya aanay dan iyo heelo kalahayn is afgarasho timaada
    iyo ku talo jirta burburinta wixii lugu soo balamay xiligii turkiga,
    sidoo kalena dowlada somaliland ayaa lafilayaa inay mawqis adag iska taagi doonto qorshayaasha leexsan
    ee dowlada somaliya.