Gabiley (SLpost)- Shir labadii casho ee u danbeeyey uga socday magaalada Gabiley dawladaha Somaliland iyo itoobiya, ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey magaalada xarunta u ah gobolka gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan oo dhameystiran

