Daawo:-Biriishka Weynaa Ee Hargeysa Oo Dhaawac Ka Soo Gaadhay Daadadka iyo Wasiirka Hawlaha Guud Oo Balanqaaday Dhismihiisa By News Editor - April 16, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud iyo maareeyaha haayada wadooyinka ee dalka ayaa booqday biriishka koowaad ee magaalada Hargeysa oo daadadkii maraayay uu dhaawac weyn ka soo gaadhay. https://youtu.be/EXyKFFSlHmw