Daawo:-Sadex Ka Mid Ah Caruruta Lughaya Oo Badu Liqday Halka Kii Afaraad Dirqi Lagu Badbaadiyay By News Editor - April 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Luqhaya(Slpost)-Xiligan oo badu ay la kacsantahay roobabka ku da’aaya iyo biyaha bariga kaga qulqulaaya ayaa bada magaalada Lughaya waxa ay liqday sadex wiil halka kii afaraad waxyar uun uu kaga badbaaday dhimisho. https://youtu.be/KZvMML18rbA