Daawo:-Xisbiga Waddni oo Booqday Dhaamka Xaafada Jigjigayar Hargeysa oo Xili Roobaadka Caruurta Dabaasha U Tagaa Ay Ku Dhintaan By News Editor - April 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ku dhaliilay xukuumada iyo dawlada hoose ee Hargyesa in aanay wax talaabo ah ka qaadin dhaamka biyaha Hargeysa oo ah mid khatar ku haya caruurta u dabaal tagta.