Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Faragalinta Somaliya Ay Ku Wado Somaliland

    0

    Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay faragalinta ay Somaliya ku wado Somaliland, waxaanay xuseen in aan salaadiinta dalka marna looga baqayn inay Somaliya Adeegsato.