Hargeysa(Slpost)-Dooxa Dacarbudhuq oo lagu xasuusto dhibaatooyuinkiisa xoogan ee uu gaysto wakhtiyada uu roobku jiro ayaa haatan bilaabay shaqadii uu sida sanadlaha ahaa u hayay, waxaana habeenkii xalay ahaa meesha uu ka saaray isku socodka magaalooyina waaweyn ee Hargeysa iyo Berbera

