Daawo”Madaxdhaqameedka waxaanu leenahay waa danbi qaran hadaad Somaliya u hogaansantaan sharciguna idiima naxariisan doono” Somaliland

    0

    Hargeysa(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay qodob lagu soo daray shirkii wada tashiga ee Somaliya oo khuseeyay Somaliland, waxaanay digniin adag u direen madaxdhaqameedka dalka.
    https://youtu.be/47a4bnQ1seU