Daawo:-Xaalada Ciidamadii Naafada Xoogga Dalka Soomaaliya Ay Haatan Ku Suganyihiin By News Editor - April 13, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdisho(Slpost)-Ciidamada naafada ah ee xooga dalka Somaliya ayaa darenkooda ka dhiibta maalinta qaran ee xuska loo sameeyo ciidamada qaranka, waxaanay ka hadleen xaalada ay ku sugan yihiin.