Daawo:-Wasiirka Gaashandhiga Oo Xadhiga Ka Jaray Maxkmada Ciidanka Qalabka Sida Ee Goabalda Bari Ee Somaliland

    0

    Burco(Slpost)-Wasiirka gaashandhiga dalka Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa xadhiga ka jaray maxkamad loo dhisay ciidamada qalabka sida ee dalka, gaar ahaan gobalada bari ee Somaliland taas oo laga dbhisay magaalada Burco