Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa si quruxbadan uga sheekeeyay cadhada, farxada iyo saaxiibtinimada libaayada uu rabeeyo, waxa uu ka hadlay macaalmika ay wadaagaan iyo waliba libaax iyo gooshisa ka saaxiibtinimo wanaagsan.

