Daawo:Suldaan Xiirey Oo Ka Hadlay Wararka Sheegayay In La Xidhay Suldaanka Guud ee Habaryoonis

    0

    Hargeysa(SLost)-Suldaan Xiiray ayaa ku tilmaamay arintaas mid dhamaanaysa isla markaas uu wadahadalka ka socdaa meel wanaagsan maraayo, waxaanu xusay inay badqabaan suldaanka iyo intii la socotayba.
    https://youtu.be/GlB-isULZV0