Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Dalka Masar Ku Tilmaamay Mid Doonaya Inuu Dagaal Ka Dhaxabuuro Itoobiya iyo Somaliland

    0

    Hargeysa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani aya aku tilmaamay mid colaad hurinaaya dalka Masar waxaanu xukuumada SOmaliland ee haatan ku macneeyay mid dayacan.