Daawo “Digtaytar bilaa hub ah oo xisbi jooga in layska celiyo weeye…” Musharax Jamaal Oo Wali Ay Isugu Jirtay Guddoomiye Faysal By News Editor - April 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Musharxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa wali sii wado dhaliilaha uu ku hurgufaayo gudomiyahooda xisbiga Faysal Cali Waraabe oo uu ku tilmaamay nin khiyaameeyey. https://youtu.be/Ar2g2_odWrE