Daawo:-Boqorka Gabooye Oo u Hanbalyeeyay Madaxwaynaha Jabuuti

    0

    Hargeysa(SLpost)-Boqorka Beelaha Gabooye Axmed Iimaan Warsame ayaa hanbalyo u diray madaxweynaha jabuuti ee dib loo doortay waxaanu shacbiga dalkaas ku amaanay nabada iyo xasiloonida ay kasbadeen.
    https://youtu.be/N3lq-lSDNtg