Daawo:-Wafti Ka Socda Dalalka Carabta iyo Mid Ka Mid Ah Xildhibaanada Ingiriiska Oo Arinta Abaaraha Dalka U Soo Gaadhay

    0

    Hargyesa(Spost)-Waftigan balaadhan oo ka coday dalalka Islaamka iyo xildhibaan Ingiriis ah ayaa soo gaadhay Somaliland iyaga oo soo indha indhaynaaya arimaha abaaraha oo haatan Somaliland dhibaato weyn gaadhsiiyay.
    https://youtu.be/8m5pomrPlfw