Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Gunaanaday Diiwaangalintii Codbixiyaha Ee Gobalka Saaxil

    0

    Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa soo gunaanaday qaadashada kaadhkii codbixinta ee gobalka Saaxil, waxaanay sameeyeen xaflad lagu qabtay hoolka jaamacada culuumta bada ee Berbera.