Daawo:-Argagaxa Wajiyadooda Ka Muuqda Ragii Loo Haystay Dilkii Wariye HINDIYA By News Editor - April 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdishp(Slpost)-Labadan ruux oo ka tirsanaa ururka Al-shbaab ayaa dil lagu fuliyay kadib markii maxkamada la horgeeyay, waxaana wajiyadooda dabooshay cabsi aad u xoog badan.