Sheekh Cabdiraxmaan Oo Ka Hadlay Jabuuti iyo Doorashooyinkeeda iyo Dhibaatooyinka Ka Taagan By News Editor - April 8, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka haday dhibaatooyinka ka taagan dalka Jabuuti iyo doorshooyinka dalkaas oo ku tilmaamay in ay yihiin kuwo aan wanaag u balan qaadayn shacabka dalkaas.