Daawo:- Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyay Xadhiga Wargeysaka Haatuf iyo Maaxweynahana Baaq U Diray By News Editor - April 8, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Xisbiga Waddani ayaa canbaareeyay xadhiga wargeysa Haaruf oo haatan dhawr sano u xidhnaa xukuumada SOmaliland, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay inuu wakhtigan sii daayo wargeyskaasi.