Hargeysa(Slpost)-Musharaxa xisbga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in maxkamada ay ku kala ayaan qaadi doonaan gudoomiyaha xisbigaas Faysal Cali Waraabe oo uu ku tilmaamay nin isbadal badan oo la adeegsanayo, waxaanu sheegay in aanay aqbalayn dhexdhexaadin.
https://youtu.be/yh1ss9bpimQ

