Daawo:-Xildhibaan Ka Mid Ah Kuwa Somaliya Oo Dil Ka Badbaaday Iyo Ilaaladiisii Oo La’laayay By News Editor - April 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdisho(Slpost)-Xildhibaan ka mid ah kuwa SOmaliya ayaa ka badbaaday isku day dil waxaana rasaas ooda lagaga qaaday ku nafwaayay ilaaladiisii, xildhibaanka ayaa haatan badqaba.