Daawo:-Khilaaf iyo Dano Shaqsi Ah Oo Hadheeyay Misaajidada Dalka Ingiriiska By News Editor - April 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Uk(Slpost)-Barnaamij laga diyaariyay masiijarada meelo ka mid ah Ingiriika ee ay Soomaalidu maamulaan ayaa lagu sheegay inay hadheeyeen qabyaalad, dano gaar ah iyo kooxaysi badan.