Daawo:-Gudida Abaaraha Oo Afarkun Oo Qoys Oo Ku Nool Awdal Iyo Selel U Dirtay Gargaar Raashin U Badan

    0

    Hargeysa(SLpost)-Gudida abaaraha ee heer qaran ayaa maanta u dirtay 4000 oo qoys reer Somaliland ah gaar ahaan gobalada Awdal iyo Selel gargaar u badanaa raashin.