Daawo:-Berbera Oo Kadib Markii Rabashadaheedu Ay Bateen Xabsigeeda Dhaxe Lagu Kordhinaayo Qayb Cusub By News Editor - April 3, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Berbera(Slpost)-Maamulka berbera ayaa dhisme cusub ku kordhinaaya xabsiga dhaxe ee Berbera waxaanay arintan imanaysaa kadib markii mudooyinkii ugu danbeeyay ay bateen rabashadaha iyo dilalka ka dhaca magaaladaasi. https://youtu.be/B8g2VfxF_60