Daawo:-Taliska Ciidanka Qaranka Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyay Gudida Abaaraha

    0

    Hargeysa(Slpost)-Taliyaha ciidamada qaranka iyo wasiirka gaashandhiga ayaa si rasmi ah ugu weerjiyay gudida abaaraha qaranka lacag ay kaga qaybqaadanayaan ciidamadu taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen.
    https://youtu.be/8YQk-3JxZ44