Hargyesa(Slpost)-Siyaasigan Ismaacil Hure Buubaa ayaa la waydiiyay sababta uu isaga oo ka tirsanaa SNM uu hadana ugu biiray mar kale Somaliya iyo inay jiraan wax dadka reer Somaliland ka tirsanayaan oo uu raaligalin ka bixinaayo.
https://youtu.be/pKSIH1vveXQ

