Buuhoodle(Slpost)-Cid Sir ah oo lagu duubay hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif iyo garabkiisa ciidana ayaa muujiyay khilaaf xoogan oo arimaha dhaqalaha la xidhiidha oo dhex yaala iyo sida Cali Khaliif aanu daacad uga ahayn inay ciidan ahaan noqdaan kuwo xoogan.
https://youtu.be/nMEvqM5LGKk

