Daawo:-Xasan Xanafi Oo Sheegay Inay Sirdoonka Somaliya iyo Kuwa Reer Galbeedku Ay Sida Ay Doonaan Ka Yeelen By News Editor - March 30, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdisho(Slpost)-Xasan Xanafin oo aha madaxa ururka Al-shabaab ee warbaahinta ayaa sheegay in si wareer ah loo jidhdilay isla markaasna barnaamijkii laga duubay uu ahaa mid lagu qasbay.