Daawo:- Xaalka Abaarta Oo Gaadhay Dameerii La Raran Jiray In Iyagii La Raro iyo Daad Guraynta Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Reer Selel By News Editor - March 30, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Selel(Slpost)-Xaalka Abaarta ayaa sii adkaanaya haatan waxaana gaadiid lagu rarayaa dameerii iyagu dadka gaadiid ka u ahaa, daad gurayntan waxa bilaabay xukuumada oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenku.