Daawo:-Dadka Abaaruhu Ay Saameeyeen Ee Sanaag Oo 340 Booyadoo Oo Biyo Ah Ceerigaabo Looga Qaaday By News Editor - March 30, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Ceerigaabo(Slpost)-Booyado aad u badan oo biyo ah ayaa looga daad gureeyay dadka abaareegaysan ee gobalka Sanaag xarunta gobalkaas, waxaana loo kala diray biyahaas deegaanada kala duwan ee hoosyimaada eerigaabo.