Daawo:-Buurta Dalxiiska Loo Tago Ee Gacanlibaax Oo Wasiirka Deegaanka iyo Musharax Muuse Biixi Ay Ka Dhagax Dhigeen Guri Dalxiisayaashu u Hoydaan By News Editor - March 30, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Gacanlibaax(Slpost)-Buurta qurxoon ee deegaanada gacanlibaax ayaa laga dhagax dhigay guriga martida oo wasiirka deegaanka marwo Shukri Bandare iyo musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ay ka dhageen si dalxiisayaashu ay hoy uga dhigtaan.