Hargyesa(SLpost)-Wasiirka waxbarashada ayaa uu dugsiga Caalami ku wareejiyay dhaqaale aya baaraha ugu deeqeen ardayda dugsigaas wax ka barata, waxaana mahadnaq u soo jeediyay wasiirka waxbarashada Cabdilaahi Habane oo lacagtaas lagu wareejiyay.
https://youtu.be/XFYS43_jBlY

