FBI oo dacweynaysa shirikada Apple

    0

    Sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa dacweynaya shirikada Apple ee dalka Maraykanka oo diiday inay la shaqayso sirdoonka FBI

    FBI waxay ku andacoonaysaa inay shirikadan diiday inay furto telefoon la qabtay dhowaan,Telefoonka waxaa lahaa Syed Rizwan Farook oo dad ku dilay Maraykanka

    apple

    Telefoonka ayaa noocisu yahay Iphone waxaana samaysaa shirikada Apple,FBI waxay rabtaa in telefoonka loo furo si ay u hesho macluumaadka ku jira

    Ninka iska leh telefoonka ayaa ka dambeeyey weerar dad lagu laayay oo dhacay bishii December

    Shirikada waxay ku andacoonaysaa inaysan xaq u lahayn inay furto telefoonada macaamiishooda