Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaarakda ah ee Waddani ayaa wali ku sii adkaysanaaya go;aankii uu kaga horyimi joojinta diiwaangalintu inay dalka ka sii socoto, waxaanu ku tilmaamay shirkii madaxtooyada afduub iyo in aan xataa hadal la siin komishanka oo arinta hogaamin lahaa.

