Daawo:-Kalfadhigii 59-aad ee Guurtiga oo Furmay iyo Hadalada Kulkulul Ee Guddoomiye Saleebaan By News Editor - March 29, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Kalfadhigii 59 ee golaha guurtida ayaa si rasmi ah u furamay isla markaasna waxa loo codeeyay xeerarka iyo waxyaabaha lagu falanqayndoono.