Daawo:-Golaha Wakiilada Gudi Ka Socda Oo Saamiqaybsi U Maraayay Gobalada Dalka Oo Saaxil Kulamo Dadkeeda La Yeeshay By News Editor - March 29, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(Slpost)-Gudi ka socda golaha wakiilada ayaa soo gaadhay gobalka Saaxil kuwaas oo dadka deegaanka kala shiraaya saamiqaybsiga xildhibaanada golaha wakiilada oo gobalada dalka loo kala qaybin doono.