Daawo:-Garabkii Kulmiye Ee Waddani Wadahadalka Kula Jiray Oo Niyad Wanaag Muujiyay

    0

    Hargeysa(SLpost)-Garabkii xisbiga Kulmiye ee wadahadalka kula jiray xisbiga Waddani ayaa niyad wanaag ka muujiyay wadahadalka oo haatan noqday mid furmay.
    https://youtu.be/kU8qL2of4Rg