Daawo:-Ciidamada Sirdoonka Somaliya oo Qabtay Gaadhi Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay Oo Aan Wali La Qarxin iyo Argagaxa Waxyaabaha Saaran By News Editor - March 29, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdisho(Slpost)-Waxa magaalada Muqdisho lagu qabtay gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa isla maraasna la damacsanaa in lagu qarxiyo meelaha shacbigu ay ka qaxweeyaan. https://youtu.be/IUyCEXx5rh4