Daawo”Waxa la go’aansaday in diiwaangalintii la hakiyo awoodeenana aynu isugu geyno abaaraha iyo gargaarka degdega ah” Guddoomiye Saleebaan By News Editor - March 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargyesa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shirkii ay galeen iyo go’aanada laga gaadhay, waxaanu xusay in dalku awooda saarayo arimaha abaarah. https://youtu.be/feEJRfT_sGs