Daawo:-Somaliya Oo Ku Dhawaaqday Inay Taakulayn Ka Gaysanayso Abaaraha Somaliland Ku Dhuftay

    0

    Muqdisho(Slpost)-Dawlada Somaliya ayaa ku dhawaaqday iay wakhtigan ka qaybqaadanayso abaaraha naafeeyay Somaliland ayna ka qayb qaadanayaan biya dhaaminta iyo gargaarka degdega ah.