Daawo:-Isku Soo Baxa Taageerayaasha Madaxweynah Jabuuti Oo Fagaare Ka Jaasay Kadib Markii Inin Yar u Heestay By News Editor - March 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Jabuuti(SLpost)-Madaxweynaha Jabuuti ayaa maalinta ololaha isu soo saaray taageerayaal aad u badan waxaana halkaas looga qaaday heeso amaan ah iyo waxyaabo loogu ololaynaayo madaxweynah iyo xisbigiisa.