Daawo:-Biyo Dhaamin Wasaarada Biyahu Ka Samaysay Deegaanada Caynaba iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada

    0

    Caynaba(Slpost)-Wasaarada biyaha ee Somaliland ayaa ka bilowday deegaanada Caynabo biyo dhaamin dadka reer guuraaga ah lagu gaahsiinayo biyaha oo haatan deegaanadaas ah waxa ugu daran mar hadii jiilaalkii sii daba dheeraaday.