Donald Trump oo ka hadlay siyaadiiisa dibada

    0

    Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeyo ayaa fikradisii ugu balaarnayd ka bixiyay siyaasada arrimaha dibbeda

    Trump waxuu cadeeyay habka ugu horeeya ee Maraykanka uu u wajihi doona siyaasada arrimaha dibada

    Mar u wareysi la yeeshay jaraa’idka Newyork Times waxaa u sheegay in uusan ahayn gooni u goosad

    Balse waxa uu sheegay inuu ka walaacsan yahay qaabka Maraykanka ay u isticmalaan wadamada saxiibadiisa ah

    Donald Trump ayaa intaasi ku daray in u dhamaan joojini doona shidaalka maraykanka u kasoo ibsanaayo Dalka Sacuudiga

    Waxuuna arintaasi shuruud uga dhigay in Sacuudiga uu ciidan u diro Suuriya