Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti oo Fasaxay In Ollolahu Uu U Bilaabmo Musharaxiinta

    0

    Jabuuti(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha dalka Jabuuti ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu bilowday ollolahii dalkaas ee doorashada madaxweyne loogu tartamaayay, waxaana u sharaxan lixaa lix musharax oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha dalkaas Ismaacil Cumar Geele oo markii afaraad u ordaaya kursiga dalkaas.
    https://youtu.be/cX1CdRxWgWo