Daawo:-Taliyaha Ciidanka Booliska Awdal Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Soo Dhigeen Gaadhi Xamuul Ah Oo Gobalkaas Lagu Afduubay

    0

    Boorama(Slpost)-Gaadhi nooca xamuulka ah oo lagu afduubay dhawaan gobalka Awdal ayaa u taliyaha gobalkaasi daboolka ka qaaday inay haatan gacanta ku soo dhigeen.