Daawo:-Dhakhaatiir Jarmal Ah oo Somaliland U Yimi Inay Waxtaraan Dadka Dhimirka Ka Xanuunsan By News Editor - March 26, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Waxa Hargeysa caasimada Somaliland soo gaadhay dhakhaatiir ka socda dalka Jarmalka oo Somaliland ka taageeraya dadka xanuunada dhimirka la ildaran, waxaana soo casuumay dhakhaatiirtan dawlada hoose ee Hargeysa xildhibaano ka tirsan.